iLmaah oo lah taribiyadeyoh mahan waax fuduud sabto ah waah wax adag waxnah kah bixigarah Qof qof kah tagay
Dadkah qar waxay modan in aay tay cuunoh iyo dhar in ilamhaa lah siyoh markah saas mahn
ilahy waah kalah xisabtamayah hadiyaduh kuh siyaay hadii aaad wanagah u Horrsedin ileee. Macalkaah kowaaad ilmuh waah walidkaah
Sosaar qof aan aan bini adam kuh tirsaneen ooo iskih wax u qabsangarah ileen ilmahn adigah mah haynesid waligaah aadun buuh wajahay .
Maxaa kah cawiinkah markaah
1aad
Ilmah oo aadan dilin
Ilmah ood shaqsiyadisah wax yeelin
Ilamh ood tigalosoh adnah wah kuh xigalin qof kah weenah wah tigalin
Ilmah oo uu sheekesoh iskahnh aad dhagesatoh markuh kuh sheegenayoh waah qodob kowad oo kah cawinayaah in aad kah heshid jecel iyo kalsonih
0 Comments