Marakh maxa sabah in uu kalyah kuh xanuunah
BIYAH CABIDAH OO KUH YARADAH
CUNIDAH CUNADAH MILIXAH BADAN
CUNIDAH CUNADAH MACANKAH BADAAN
CABIDAH SIGARKAH IYO KHAMRIKAH
ADIGAAH OO BADSADAH CUNADAH SANJALATEESAN adigah oo aan sameen jamicis kuh fiilaan adigaah oo cayilkah aad xaddhaf u yaha .
Markah kuh dadal in aad cabtoh biyoh kuh fiilaan maaliin walbah iyo cunoh cafiimad qabtaah
Cafimadkah oo kuh dadashah waa wax dantadah kuh jirtoh .
0 Comments