Bishaah ramadaan waah biil ilhy muslimiintisaah u kuh deeqay alx ilhy nabad naguh soo garsiiyay bah mahad lee ilow nabad iyo camal wangsan nokuh dhameeey .
Bishaaan waah biil musliimintuh kuh weeyn waah bil aaad u qimo badan waah biil khyrkuh soo dagoh waah biil Albabadah janoyinkah lah fuuroh kuh nartanh Laxiroh .
Bishaan waah bishiih soo dagay quraankah
Ramadan kuh naftaah u bahan sabtoh ah hdii intaah wax lah laqoh oo aan marnabh naftadah aadan bariin oonkah iyo gajadah .cibadadaduh oo xasuustah Alle wah naquus .
Bishaan waah bishah muslimintah
Ilhy ha nagaaah dhigoh kuh wiih khayr kah faaidestah. Alx

0 Comments