Aan dhexgaloh topica aan mantah kah hadleenoh
Ilamh markuh dhashtoh ilah 5 bil waxa kuh fiilan naskisah oo quraah wah nasnujin barax tiraan
Markuh so garoh 6 monthly waxa uu u bahan yahy cuuuno
Mahan cunadenah cadigah ah
Waa cunadah shiid shidan oo diyarsan aamah aad adigah u shidid ayah loh bilabh madamah uyar yahy wali dhofshidkisaah
Bataato macan
Biyo bariis
Borash
Moos
Tuufax
Liin macan
Aay fuuruud bah u kuh bilabesah inshalh ilahy hanalahbgarab galoh

0 Comments