LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Caruurtaah Gormeey Hadalkah Bartaan?

 


Maxaay kuh lah tahy in aay caruurtuh kah soo Habsamaan Hadalkah .

Waxan rabah in aan kah hadloh dhowr Qodob oo sababah in uu ilmuh hadalkah kah so Daho iyo qabkah aad kuh caawinkartid in uu Hadalka Barto.

Hadalkah oo kah soo Daha wa dhow wax oo kalah duwaan 

▪︎in uu ilmuhu heelin xananoh kuh fiilan oo waliidkuh  Uu wakhti siin aay ilmah kulah  sheegestaaan .

▪︎tankale waxaa dhicikartaah in aay xanuun noqotoh amh carab kah Amh dhinac Dhagah sih kastabh ha aheed wa dhicah cafiimad .

▪︎waxa dhicikartaah in uu ilmah waxbah qabiin lkin waliidkih kah Dhaxlih garoh  Hadalkah

▪︎waxa dhicikartah in uu ilamh Juug gartaay oo neerfeyashisaah wax kah gareen  jugtu sidah in uu sariir amh mel dheer kah soo dhacaay .badanah ilmuh waxay dhacan wakhtikah gadis gadiskah margaay joogaan ●ILAAHAAY HANO XAFIIDEH

▪︎SiiDaaah cadikah ah hadii uu ilamh 6 biilood soo garaay oo aad argesiin ereyoh Hadal camal ah in aay kah so  yeerayaan .

Waxaan kah cawiinayh in uu ilamah Hadal Diyar u yahay oo cafimad qaboh .

☆MARKAAAH WAXAA Aad  kah cawisaah in  aad lah sheegesatid wax u tirtirsadiid calashaan Adeegsatid oo shashadah kah fogesid ogow in uu ilamah Hadalkah

□Dhakhsoh uu u baranayoh uu dhiib waax uu kuh cayaaroh oo uu maxkaxdisah uu dhisesah u Ogolow sih Xoor ah in uu u cayaaroh.

□Banankah uu saar ha Argoh dadkah sabto ah waah uu kah falcelinayh .inshalah intah hadii aad u samesoh 

•Suraah Gaal in uu Hadalkisah saxmayoh Nasiib wacaan waliidkaah .


Post a Comment

0 Comments