LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

WAA MAXAAY FAIIDAH AAY U LEEDAHYCARUURTAH NUSHNUSHLEYDAH?

 

MAXAY U TARTAH NUSHNUSHLEYDAH ilmahaa.

Sidan ognahy nushnushleydah amh bodbodah sah u nataqanbh Fodah sare ee madah ilmah waxa kuh dhashtah  meshah oo furaan 

Waxay nah kuh tilmah meesah in uu ilmah cafimaad qab kuh Dhashtay Lkin Hadii aay xiraantahy  waah khatar ilmah kuh soo wajahaan

Ilahy bah u kuh talah galay in uu meshah Furnatoh nushnushledah amh bodbodah sah u taqan bah  waa

Waah xigmad ilahy alx .

Nushnushledah waxaay tilmantah cafimadkah ilmah Hadii aay hoos u dagtoh waxay shegesah in uu ilmahan Fuqbaxay amh nafaqo daroh jirtoh hadii aay sooh kuh santanah waxay tilmantah xanunoh.ilhy ha nah najeeyeh 

Waxa argesah waliid badan oo kah walwalayah furnantah nushnushleydah wax wal ah mahan wakhtikah ilaahy u kuh taalh galay oo aay gorimadah ilmuh buxsantoh bey xirantah 

Caruurtaah qar horey bey u dabolataah qarnah weey kah dahdah 

Lkin ogow ilah sanad iyo bar ilah labo sano waah iskh cadii  waxii labo sano kah danbeyah lah xiior Dhakhtar caruur .

Inshalah lkin wax walbah wakhti beey leeyihin wakhti ilahy u kuh talah galay u daah ooo ha kah walwaliin .

Lkin kah iilahin in lah tujiyoh  caruurah iyo dadkah kabah kah taxadar .amanh Alleh . 


Post a Comment

0 Comments