Ilmah yar markuh u soo baxayan ilkah waah marxalaaad aad u Adaag hooyadah amh qofkah xananenayh ilmah waxay lah qeebsadah xanuunkah adag o ilmah wajahayoh.
Ilkah so baxiduh waxay bilabantah markuh ilmuh ciridkah banaankah iskeenoh
Waxanah bilabatah wakhtika 4 bilood ilaha 8 bilood.
●calamadah laguh Argoh waah
Ilmah oo oohin bataah cabecadah kuh taqanay iskah badalah
●Hurdah oo yaratah canoh amh cunadah oo u yareyoh .dhareer kah badan shuban soo noqnodah .
●Ilmah oo jecladaah in uu wax qaninoh amh Ruugoh ciridkah uu raboh in uu wax kuh adgeyoh. Had iyo jeer qandho .
■Waxaa kaah cawinayah in aad xanuun ka kah yareesoh adigoh u nafiyah ciridkah amh fartah u kuh daligah
U dhiib cagaah ilkah laguh talah galay ilmah sih uu xanuunkah u kah yaradoh ciridkah .
KATAXADAR.Nadafadisah ilmah u marih burush adigoh ka ilalinayah Dawadah in uu laqoh amh u kuh nadifi maroh Jilicsan oo nadif ah
☆KUH XIRNOW Dhakhdar ilkood sih uu lah socodid cafimad qabkah ilkihisah .

0 Comments