Badanah cutoyinkah waxaan samesanahy Ayagah oo freesh ah wanh cunah
Lkin wakhtikah ramadankah ah ilmah waxan sinha waxii suxurtah harah
Waxaanah lagah dhaxlah dhibatoyiin cudur
Plz ilmah siih cunoh freesh ah ah siin badarkah wabaristay
Waxaan saas kuh dhahayay waah cifimadkah ilmahagah adigoh wahsanayaah amah cajis ah amh cun laqubayoh diidayaaah hadii aad ilmahagah siyoh ogow in aad dhibatoh u horsedesoh
Sidah calool xanuun shubaan soh noqnoqdah bacteria. Gas.iyo cudur kaloh farah badan markah kah fagow in aad ilmh cunoh baraxi ah in aad siisoh
Wa taloh iyo figirgaykah Nasiib wacaaan

0 Comments