Maxaay tahay sababtaah aan u gah gabinay isticmalka dhaqankenh iyo sunaha baah cadeykaan qorikah ah bah u leenhy dhaqan iyo sunabah waah daawo oo ilahy bah nah siisay alx
Lkin hadah waxaa modaah in aay dadkenuh jecelyihin cadeykah burh ah .
Ncabigrnah scw cadeykuh kuh dardarmay waah kah qorika ah oo ilhy noh deeqay alx
Cadeykan qorikah waaah cafiimad intiih laguh cadeyyan jireynah cuduroh iyo wax dhib ah lamh sheegih jirin
Cadeykan waah cafimadkah ee aan socelinoh oo aan isticmalnoh

0 Comments