LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

FADLIGAAH BISHA SHACBAAN

 

FAAIDADAH IYO FADLiGAH AAy XaBARSANTAHAY BISHA SHACBAN

bishaan waxaay aad u kuh Fadlih badanthy bilah kaleh Nabige (scw) bishaan aad buuh u so mih jiraay waah bil u  dhaxesah Rajab iyo Rabadan 

Bishaan waxaa loh somah in lalah sih qabsadoh ramadan sonkiisah ilahy Camasheenah Hanagah Aqbaleeh bishaan waxaa laguh sureeyah bishah muslimintaah aay kuh faiidah badan 

Bishaan shacbaan waxaa sonkah nasih barayaaah sih ramadan kah loh sihqabsadoh Haradkah iyo gajadah 

OGOW GAJADUH waah cibadoh aad ilaahy u kuh dhawanesid oo markah aay u dhowdahy in uu ilahy baryoyinkenah iyo ducoyinkah nagah Aqbaloh ilahy ha nagah Aqbaleh 

Bishaan oo kaleh muslimintaah meel aay jogan bah waaah aay is cafiyaaan shacbaan ilhy kharkisah ha nah siyo Ramadanh khyr Allh noguh dhaliyoh khayr nah Allh noguh dhameeyoh amin.


Post a Comment

0 Comments