Muhimadah uu ilmah uu leeyahy Qubeeskah
Ilmah intuh u mushah kuh jiroh u mah wacnah qubeskah oo wah lah tirtiraah inteey xuduntah kah goeesoh.
Markay xuuduntuh Go doh waxaa wacaan asbucih labo amh sadex jeer in loh Qubeeyoh.
Markaah u qubenesid u isticmal biyo diraan waxaad u kunah isticmashah Agabkah caruurtah sidah shopping caruurtah
Ilamh waxaa wacan in loh kuh Qubeeyoh Alabtaha ilmah laguh talah galay qubeskah ilamh waxaa uu siyaah Gorimoh iyo Raxo iyo Hurdoh mcn hooyo kuh dadal ilmah in Asbuci labo amh 3 jeer u kuh qubesoh biyo diran
*Qubeskah kadiibnah uu masajeeey
Waxanh u kuh masajesah hadbah saliidah u jirkirkisah lah qabsadey
Ilamh masajkah looh sameeyoh horay buh u dhaqaqah masajkah amh dugmadah ilmah aad beey u ukuh wacanyihin
AAD BEEY U BADANTHY FAAIDADAH QUBEESKAH ILMH U LEYAHAYLOH.

0 Comments