LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Faiidoyin badan uu Qosolkah uu leeyahy ?

SIDAAN OGNAHAY waxa uu qofkuh nolol malmeedsisah sih jogtah u lah kuh mah caqabadoh badaan .kuh wah oo kuh tagarenayah noloshisah sidah dhexgalakah bulshadah  qebahedah kalah duwan saqadisah iyo wax yabo badan oo noloshisaah kuh sabsaan .
Darasad lah sameeyay aaay laguh tilmamah in uu qosalkuh dawo uu yahay xanuunoh badan sidah wadnah xanuun kah iskuh buuqaah  iyo wax badan oo u ficanyahy qosalkah 
Waxa uu kaloh khuburoh badaan Dah kah qadeen  qof kah qosalkah badaan in uu kuh dhicin xanunadah nafyinkah sidah walbaharkah iyo niyad jabkah 
Qosolkah waxa uu Door weeyn kah qataah xoojintah wajigah 

Oo uu kah dhigoh waji qurxoon oo dhalalayah waxuunah uu didah gabobkah iyo caradah badan .oo jirkah wax yeelesaah 
Sidan ognahy Anagah  Hadii aan somali nahy waah laaah yabnah qofkah qosalkah badan o waxaan kuh tilmamnah in uu walanyahay .
Ogow wlo qosalkah dorkah ween uu noloshadah kuh yahay .



Post a Comment

0 Comments