LATEST ARTICLE

6/recent/ticker-posts

Kah TAXADAR CAFIMADKA INDHA?

 

KAH TAXADARIDAH cafimadkah indhahagah 

Sidah ognahay indhuh waah xubintah jirkenah u qalisan inkastoh meel bah meel kah daranthy Hadanh indhuh waah wa wax wax kuh Arag noh alx. 

WAXAN KUH LAH WADAGAYAH DHOWR CALAMADOD OO INDHAHA HALIS U AH AMAH DHIBATOH KUH HORSEDIH GARTAAH .

1:Kahfagow isticmalkah wakhtikah badan ee shashadah amh Tvka 

2:isticmal biyo badan u guh yaraan maliintih Labo 2 ltrs

3:cun cunoh dhelihtiran iskah iilalih gajadaah 

4:isticmaal cuntoyinkah sidah

             ●karatadaah

             ●ukuntah

             ●kaluunkah /maleey sah u taqaan E.T.S 

kuh dadal cunidah  Qudartah cagaraan.

Indhah waaxay kalinkah qadaan noloshah adamh markah iskah sax cuntoyinkah iyo Hurdodah 

Sameey in aad boqotoh dhatarkah indhaha (6 bilood )bah mar sameeh jeegin sih aad u lah soocotoh indhahagah waxaah kuh soo gordhay iyo waxa kah dhacaybah .




Post a Comment

0 Comments