Vatimin D jirkah waaxa u dor weeyn kah qataah cafimaadkisaah Jirkaaa
Lafaah ilkah iyo cabuuqa hurdo xuumidah
vatiminkah D waxaa loyaqanh iftinkah Qoraxdah wahnh nafaqadah kaliyah ee u jirkuh heelo marguh qoraxdah ku dhacdoh.
VATMNKAH D markuh kuh yaradoh waxaa Daremesah Dal cajis lafoh xanuun Timo dadashoh intabh waxaa leeh V.D markah kah iskah i lahliih in u jirkah kah kuh yarado Qoraxdah
QADOH in kuh fiilan Iftiinkah Falarah Qoraxdaah .sih malin walbha sih jogtah maqarkakah .
Kah tiktonow in aay Vatimin D kuh yaradoh hdii aay dhacdoh ogow in aay hurdadah in ay kuh yarahtoh Iskh habeey dhinac V D
CUUNOYINKAH U WANAGSAN Vatimankah D
Cuun kaluunkah beerkah Ukuhtah Digirta A.wm

0 Comments