Taladaan waah kuh faaidesah Hdii ilmah Qufacayoh amh Adigabah
HADII UU ILAMH QUFACAYO sideh kuh cawinkartaah adigoon keeyin Kobah cafiimaad
1: malabkah waah siingartaah ilmah kah ween Halsanoh kah iilahih ilmoh 1 yrs kah yar in aad malab sisoh waxay sabikartah xaladoh cafiimad daroh
2: siih biyo liin dhanan leeh oo Diraaan
3:waah in aad hurisah amh uu misah sih uu ilamh uu kah yimaah dufka
4:markuh sexanayoh wax barkiin ah ha uu dhaween sabto ah ilmoh labo sano kah yar laguh mahatalah galiin barki1in
5:siih biyo badaan
6:uu dhamestir talalka caruurta
7:kah fagow oo marnabah ha u soo qadi dawo aan Dr Qoriiiin ilmahagah
Waaah ikuh mahiiim in aaan intaaaah ilaah soo garty mhdsanid

0 Comments